Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Addis ababa iyo xog ku aadan ujeedada socdaalkiisa

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka ka ambabaxay magaalada Muqdisho iyagoo ku sii jeeda magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan goleyaasha dowlada Ujeedada safarka madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa lagu sheegay sida aan xogta ku helnay ka qeyb … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Addis ababa iyo xog ku aadan ujeedada socdaalkiisa